Quraanku waa
 
Waa sharaxaad dheer oo ku bilaabanaysa waxa uu quraanku yahay, qiimaha uu leeyahay, cidda keentay iyo qofka loo soo dhiibay. Waxay si faahfaahsan u qaadaa dhigaysaa marxaladihii uu qur'aanku soo maray cidda qortay, ururisay, amaba ku kulmisay musxafka aynu maanta naqaan. Waxay ku gabagaboobaysaa sharaxaad ku saansan waxa loogu talo galay qur'aanka iyo sida la inaka doonayo inaan ula tacaamulno qur'aanka.
 
Hordhac tajwiid
Fadlan hadii codku kuu shaqayn waayo browser-kaaga ayaa xiray realPlayer-ka ee u ogolow in la run-gareeyo.
 
Waa muqadamada Tajwiidka, waxaanad ka helaysaa sharaxaad ku saabsan waxa uu tajwiidku yahay, cidda soo bilowday iyo waxa uu ku shaqo leeyahay. Waxaad kaloo ka helaysaa waxa sharci ahaan uu xukunkiisu yahay, ma wax la iska dayn karaa mise waa wax aan sinaba looga tagi karin. Fadliga ay barashadiisu leedahay iyo waxyaalo kaleba.